Garoowe: 11 Novembar 2019.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquradiyeynta Dowladda Puntland Oo Daahfuray Shir Ku Saabsan Dib u Eegista Dastuurka Ururka Dowladaha Hoose Puntland ee AlGAPL.

Shirka oo ay kasoo qayb galeen Qaarka mid ah Gudoomiyayaasha degmooyinka Puntland ayaa socon doona 3 Cisho waxana looga doodaya sidii dib u eegis iyo waxka bedel loogu samayn lahaa dasruurka dowldaha hoose.
Shirka ayaa waxa soo qaban qaabiyey Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland ee AlGAPL oo Kaashanaya ururka Dowladaha Hoose ee Dalka Holand Ee Markii magaciisa Lasoo Gaabiyo ladhaho (VNG).

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *