Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Oo Kulan La Qaatay Ku Simaha Gudoomiyaha Gobolka Bari.

Bosaso: 29 September2019.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Oo Kulan La Qaatay Ku Simaha Gudoomiyaha Gobolka Bari.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda ayaa maanta kulan la qaatay madaxa gobolla Bari oo kala ah Ku Saha Gudoomiyaha Gobolka Bari Iyo Gudoomiyaha 2aad Gobolka Bari Kulanka ayaa ku Saabsana Sidii Loo Dardargalin Lahaa Howlaha Shaqo Ee Ka Socda Gobolka Bari, Sidii Maamulka Gobolka Bari Qayb uga Qaadan Lahaa Dhismaha Golayaasha Deegaanka Ee Degmooyinka Gobolka Bari Ee aan wali La dhisin Golayaasha Deegaanka Iyo Sidii Loo Sii Wadi Lahaa Shaqooyinka Socda Ee Gobolkan
Kulanka ayaa u dhexeyey Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Ee Gobolka Bari ahna Sii Haya Gudooomiyaha Gobolka Bari Iyo Gudoomiye ku Xigeenka 2aad gobolka Bari, Geesta kale Agaasimaha Guud ayaa waxa ku wehelinyey madax ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Kala ah Isuduwaha Wasaaradda ee Gobolka Bari, Agaasimaha Waaxda Maamulka Iyo Maaliyada, Agaasimaha Waaxda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha iyo madax kale,

Dhinaca kale Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ayaa Kulan La Qaatay madaxda Iyo Shaqalaha Wasaaradda Ee Gobol ka bari.

Xafiiska Warfaafinta Iyo Xirirka Dadwaynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

……Dhamaad

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *