Agaasimaha Oo Kulan La Qaatay Madax Ka Socotay Hayadda Inter Peace

Ujeedka Kulanka ayaa ahaa mid looga hadlayey arrimaha Dimuquradiyeynta kaas oo u dhexeeyyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Cali Nuur ( Jubba) Kazungu Alphone oo ah La’taliye Sare aoo ah ka tirsan Hay’adda Inter Peace Ee Qaabilsan Arrimaha Doorashooyinka Dimuquraadiyada ku dhisan Ee Qof iyo Cod iyo Amina Oo ka Socotay Hay’adda PDRC ee Cilmi Baarista Iyo Horumarinta Puntland waxana kulanka lagu lafa guray sidii Looga mirodhalin lahaa Geedi Socodka Hanaanka Doorashooyinka qof iyo Cod iyo Sidii Puntland looga Hirgalin lahaa waxnaa kulanku kusoo dhamaaday jawi Wanaagsan.

Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadwayanaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Dhamaad

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *