Author: Ministry of Interior

0

Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland kulan kula qaatay madax kasocotaay Haayaddaha UNOCHA, WFP iyo World Vision.

Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland kulan kula qaatay madax kasocotaay Haayaddaha UNOCHA, WFP iyo World Vision. Garoowe:Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay...

0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa shirar kula qaatay madax ka tirsan hay’adaha iyo safaaradaha daneeya arrimaha Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa shirar kula qaatay madax ka tirsan hay’adaha iyo safaaradaha daneeya arrimaha Soomaaliya. Nairobi...

0

Wasaradda Oo Qabatay Shir Ku Saabsan Diwaagalinta Caruurta.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qabatay Shir Ku Saabsan Barnaamijka Diwaangalinta dhalashada Iyo Sugnaanta. Agaasimaha Guud Ee Wasaaradsa ayaa daahfuray shirkaan oo ku saabsana xogwaraysi guud ee hanaanka diwaangalinta Dhalashada iyo Sugnaanta Caruurta kaasi oo...

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay shir ku saabsan hanaanka isku xirka iyo wada shaqeynta Wasaarada Dawladda iyo bahwadaagta la shaqeysa kaas oo looga hadlayey Maamul daadejinta iyo Adeeg bixinta Dowladdaha Hoose.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo magaalada Garowe ku qabatay shir ku saabsan hanaanka isku xirka iyo wada shaqeynta Wasaarada Dawladda iyo bahwadaagta la shaqeysa kaas oo looga hadlayey Maamul daadejinta iyo...

0

Garoowe: 11 Novembar 2019. Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquradiyeynta Dowladda Puntland Oo Daahfuray Shir Ku Saabsan Dib u Eegista Dastuurka Ururka Dowladaha Hoose Puntland ee AlGAPL. Shirka oo ay kasoo...