Author: Ministry of Interior

0

Buurtinle, October-19-2019,:-Wasaarada Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyeynta Puntland, ayaa Magaalada Buurtinle ku qabatay kulan lagu ururinayo xog la xiriirta sidii loo oggaan lahaa musiibooyinka dabiicigga ah ee Deegaanka ka jirra iyo kuwa ugu soo noq-noqoshoda badan.

Buurtinle, October-19-2019,:-Wasaarada Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyeynta Puntland, ayaa Magaalada Buurtinle ku qabatay kulan lagu ururinayo xog la xiriirta sidii loo oggaan lahaa musiibooyinka dabiicigga ah ee Deegaanka ka jirra iyo kuwa ugu soo...

0

DOORAHADA GUDOOMIYAHA DEGMADA BUURTINLE IYO KU XIGEENKIISA.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland Maxamed dhabancad,ayaa ku dhawaaqay Natiijadda Doorashada Gudoomiyaha Degmada Burtinle oo Hab gacan taag ah ugu guuleystay Sayid Maxamuud Xirsi,kadib markii musharaxii latartamayey uu utanaasuley. Waxaa hadda...