Baaqa Ka Qaybgalka Haweenka Ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiirku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Musadaq Maxamed oo ay Weheliso Agaasimaha Waaxda Dimuquraadiyeynta Wasaaaradda Arrimaha Gudaha Marwo Hodan Siciid Xassan ayaa ka Qayb Galay Kulan Ku Saabsana Baaqa Ka Qayb Galka Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya Doorashada soo soocota 2021 waxana soo Qaban Qaabiyey Kulankaas Dalada Dhalinyarada ee Mudan.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *