Category: News

0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Oo Kulan La’ Qaatay Gudoomoyaha Gobolka Gardafu iyo Nabadoonada Gobolkaasi Oo Roob Mahiigaan ah Ka Da’ay Uu Wadooyinkii Ay Ku Burbureen

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Oo Kulan La’ Qaatay Gudoomoyaha Gobolka Gardafu iyo Nabadoonada Gobolkaasi Oo Roob Mahiigaan ah Ka Da’ay Uu Wadooyinkii Ay Ku Burbureen Gudoomoyiha Gobolka Gardafu...

0

Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland kulan kula qaatay madax kasocotaay Haayaddaha UNOCHA, WFP iyo World Vision.

Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland kulan kula qaatay madax kasocotaay Haayaddaha UNOCHA, WFP iyo World Vision. Garoowe:Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay...

0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa shirar kula qaatay madax ka tirsan hay’adaha iyo safaaradaha daneeya arrimaha Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo safar shaqo ku jooga magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa shirar kula qaatay madax ka tirsan hay’adaha iyo safaaradaha daneeya arrimaha Soomaaliya. Nairobi...

0

Wasaradda Oo Qabatay Shir Ku Saabsan Diwaagalinta Caruurta.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Qabatay Shir Ku Saabsan Barnaamijka Diwaangalinta dhalashada Iyo Sugnaanta. Agaasimaha Guud Ee Wasaaradsa ayaa daahfuray shirkaan oo ku saabsana xogwaraysi guud ee hanaanka diwaangalinta Dhalashada iyo Sugnaanta Caruurta kaasi oo...