Category: News

0

Dhabancad oo safar shaqo ku soo gaaray magaalada Gaalkacyo, ayaa maantay shir laqaatay Guddiga amniga Gobolka gaar ahaan Guddoomiyaha Gobolka iyo kuxigeenka 1aad Gobolka, Guddoomiyaha Degmada, Taliyaha Qaybta iyo Xisaabiyaha Gobolka ee wasaarada maaliyadda.

Dhabancad oo safar shaqo ku soo gaaray magaalada Gaalkacyo, ayaa maantay shir laqaatay Guddiga amniga Gobolka gaar ahaan Guddoomiyaha Gobolka iyo kuxigeenka 1aad Gobolka, Guddoomiyaha Degmada, Taliyaha Qaybta iyo Xisaabiyaha Gobolka ee wasaarada maaliyadda....

0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Oo Kulan La’ Qaatay Gudoomoyaha Gobolka Gardafu iyo Nabadoonada Gobolkaasi Oo Roob Mahiigaan ah Ka Da’ay Uu Wadooyinkii Ay Ku Burbureen

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Oo Kulan La’ Qaatay Gudoomoyaha Gobolka Gardafu iyo Nabadoonada Gobolkaasi Oo Roob Mahiigaan ah Ka Da’ay Uu Wadooyinkii Ay Ku Burbureen Gudoomoyiha Gobolka Gardafu...

0

Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland kulan kula qaatay madax kasocotaay Haayaddaha UNOCHA, WFP iyo World Vision.

Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa maanta xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland kulan kula qaatay madax kasocotaay Haayaddaha UNOCHA, WFP iyo World Vision. Garoowe:Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ay...