Category: News

0

Xuska 1da-Luulyo oo si weyn looga xusay Puntland

Munaasab lagu weynaynayey markii ay midoobeen 55 sano ka hor Goboladda Koonfureed iyo Waqooyi ee Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Waxaa Magaalada Garowe caawa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayo...