Category: News

0

Buurtinle, October-19-2019,:-Wasaarada Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyeynta Puntland, ayaa Magaalada Buurtinle ku qabatay kulan lagu ururinayo xog la xiriirta sidii loo oggaan lahaa musiibooyinka dabiicigga ah ee Deegaanka ka jirra iyo kuwa ugu soo noq-noqoshoda badan.

Buurtinle, October-19-2019,:-Wasaarada Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyeynta Puntland, ayaa Magaalada Buurtinle ku qabatay kulan lagu ururinayo xog la xiriirta sidii loo oggaan lahaa musiibooyinka dabiicigga ah ee Deegaanka ka jirra iyo kuwa ugu soo...

0

DOORAHADA GUDOOMIYAHA DEGMADA BUURTINLE IYO KU XIGEENKIISA.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland Maxamed dhabancad,ayaa ku dhawaaqay Natiijadda Doorashada Gudoomiyaha Degmada Burtinle oo Hab gacan taag ah ugu guuleystay Sayid Maxamuud Xirsi,kadib markii musharaxii latartamayey uu utanaasuley. Waxaa hadda...

0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Oo Maanta Kulan La Qaatay Madax Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland.

Garoowe: 12 October 2019. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Oo Maanta Kulan La Qaatay Madax Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland. kulanka ayaa...