Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda UNDP Ee Dalka Soomaaliya Jacqueline Olweya iyo Masuulka Hay’adaasi ee Gobolada Puntland Muuse Ducaalle Oo Kulan La’Qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Ku Xigeenka Madaxa Hay’adda UNDP Ee Dalka Soomaaliya Jacqueline Olweya iyo Masuulka Hay’adaasi ee Gobolada Puntland Muuse Ducaalle Oo Kulan La’Qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Ujeedka Kulanka ayaa ku Saabsan is Xogwaraysi iyo Dardargalinta Howlaha Shaqo Ee ka dhaxeysa Wasaaradda Iyo UNDP intii uu socday kulanka ayaa Waxyaalaha Lagu soo hadal Qaaday waxaa ka mid ah Sidi Hay’adda UNDP gacan uga gaysan lahayd Barnaamijka Dib u Heshiisiinta ee ay Wasaaradu Ka Wado Goboladda Puntland iyo Hanaanka federalaynta iyo Fahankiisa sidii Bulshada Reer Puntland U Fahmi Lahayeen Hanaanka Federalaynta Ee Dalku Qaatay iyo Sidii loo Dhamaystiri Lahaa Shaqooyinka Ay Wada Qabtaan Wasaarada Iyo UNDP inta Sanadka Ka Harsan.

Gabagabadii ayaa waxa la isku afgartay in lasii xoojiyo wada shaqaynta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Hay’adda UNDP kulanka ayaa kusoo Dhamaaday Jawi Wanaagsan.

Dhamaad.
Xafiiska Warfaafinta Iyo Xiriirka Dadwaynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *