kulan ku Saabsan Xallinta Khilaafaadka Dhulka oo WAG ku Qabatay D/Hoose Garowe

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose IYo HRM ayaa waxay shir muhiim ah oo looga hadaayey Xillinta Khilaafaadka Dhulka ku qabatay Hoolka D/hoose ee Degmada Garowe Shirkaan oo ay kasoo qaybgalaeen Maamulka Dowladda Hoose iyo Dhamaan Laamaha Dowladda ee uu quseeyo Arriamah la xiriira Dhulka ayaa ahaa mid mira Dhal ah.

shirkaan oo ay soo wada Qabanqaabiyen Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Ha`ayadda UN-HABITAT oo wasaaradda kala Shaqayasa Arrimaha Quseeya Xallinta Khilaafaadka Dhulka

 

Hoos ka daawo Sawiradda Kalan

 

WhatsApp Image 2017-01-21 at 4.41.49 PM(1)WhatsApp Image 2017-01-21 at 4.41.53 PM WhatsApp Image 2017-01-21 at 4.41.49 PM WhatsApp Image 2017-01-21 at 4.41.52 PM WhatsApp Image 2017-01-21 at 4.41.55 PM(1)

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *