Kulan Looga Hadlaayo Biyo La’aanta Ka Taagan Meelo Ka Mid Ah Puntland Oo Lagu Qabtay Wasaarada Arimaha Gudaha,

Wasiirku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland C/wali Mire Xirsi Iyo Qaarka Mid Ah Golaha Wasiirada Puntland Oo Kala Ah Wasiirka Wasaarada xanaanada Xoolaha Dowlada Puntland Siciid Cismaan (physics) Wasiiru Dowladaha Wasaarada Qorshaynta Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah C/raxmaan Caydiid Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed Cali Nuur Juba Ayaa Manta Kulan La Qaatay Madaxa Hayada UNICEF Ee Puntland Mr Rahama,
Kulanka Ayaa Ku Sabsanaa Sidii Biyo Loo Garsiin Lahaa Dadka Ay Abaaruhu Sameyen Ee Wali Aan Helin Raxmada Alle Sidii looga Jawaabi Lahaa Xaaladaaada Abaarha Ka Taagan Qaybo Ka Mid Ah Dhulka Puntland . Masuuliyiinta Ayaa Isla Qaatay In DegDeg loogu Gurmado dad ka iyo Duunyada biyo la’aanto Hayso Ee Meelaha Qaar Ee Puntland Waxanaaa la Isla Qaatay In lA Iska Kashado Wax U Qabashada Dadkaasi.

Iyada Oo Roobab Ma Hiigani Ah Ay Ka de’een Qaarka Mid Ah Gobolada Puntland Ayaa Hadana Meelaha Qaar Oo Aan Wali Roobka Di’in Waxaa Ka Taagan Xaalda Biyo La’aaneed Oo Saamaysay Dadka Iyo Duunyada,

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *