Kulanka Masuuliyiinta Wasaarada Iyo Hadaha Caalimga Ah ee Wasaarada kala shaqeeya mashruuca JPLG,

masuuliyinta wasaarada Arimaha gudaha Federal ka iyo dimuqradiyeynta Dowlada Puntland ayaa kulan la qaatay Qaarka ka mid ah gudoomiyayaasha Degmooyinka ee Puntland, madax ka socodatay hayadaha caalimaga ah ee ee wasaarada kala shaqeyaa mashruuca hormarinta degmooyinka ee JPLG ga oo kala ah ILo iyo UNCDF,

kulnakaas oo ku saabsana dardargalinta mashurca hormarinta degmooyinka ee JPLG ga waxana lagaa soo saaray dhowr qodob,

1: in 3 bilood lagu soo gabagabeyey mashuuraca hormarinta degmooyinka?
2: in degmoyinku ay bixiyaan qoondada ay ku kabaan mashuuraaca 50%,
3: in laga eego tayada waxqabad ee mashriicda ay fuliyeen degmoyinku,

dhamaad..

xafiiska saxaafada iyo xidhiidh ka dadwaynaha,

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *