Masuuliyiinta Wasaarada Oo Kormeeray Wadooyin Laga Dhisaayo Magaalada Qardho Oo Ay Maalgaliyey mashruuca JPLG

Qardho. 06/07/2019,

Wefti uu hogaaminaayo Wasiirka wasaarada Arrimaha Gudaha federalka iyo Dimuqradiyeynta Dowlada Puntland Maxamed C/raxman dhabancad oo uu ku wehelinayo Agaaismaha guud ee wasaarada Maxamed Cali Nuur kana kooban wasiirka tamarta macdanta iyo biyaha Axmed Yuusuf Taaran, Xidlhaaano, Gudoomiyaha Cusub ee gobolka karkaar, gudomiyaha degmada Qardho ayaa booqday wado laami ah,

wadadaan laga dhisaayo bartamaha suuqa magalaada qardho ayaa lagu dhisayaa mashuurca horumarinta degmooyinka ee JPLG ga waxana ay hada maraysa wadadan meel gabogabo ah weftiga ka socday wasaarada Arimaha gudaha ayaa warbixino ka dhagaystay Engineerada gacanta ku haya jidkaan oo loo dhisay hab casri ah ayaa waxaa uu ku kacayaa dhaqaale farabadan,

Dhamaad,,

xafiiska saxaafada iyo xidhiidh ka dadwaynaha,

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *