Masuuliyiinta Wasaarada Oo La Kulmay Gudiga Arimaha Gudaha U Qaabilsan Golaha Wakiilada

Garoowe Axad 12/5/2019
Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Gudaha Federalka Iyo Dimuqaradiyeynta dowlada puntland ayaa manta kulan la yeeshay gudiga Arimaha Gudaha U Qaabilsan Golaha Wakiilada Dowlada Puntland,

Masuuliyiintan Oo Uu Horkacaayo Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Maxamed C/raxmaan Dhabancad Waxaa Kale Oo Ku Wehelinayey Labada Wasiir Ku Xigeen Ee Wasaaarada C/wali Mire Xirsi Iyo Maxamed Musadiq Maxamed Iyo Agaasimahaa Guud Ee Wasaarada Maxamed Cali Nuur (Jubba) Iyo Agaasimaha Waaxda Barakacayaasha,

Kulan Kan Ay Wada Yeesheen Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Gudiga Golaha Wakiilada U Qaabilsan Arimaha Gudaha Ayaa Ku Saabsana Is Xogwaraysi,
Kulanka Ayaa Ka Qabsoomay Aqalka Golaha Wakiilada Ee Dowlada Puntland Ee Magaalada Garoowe,

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *