Masuuliyiinta Wasaarada Oo La Kulmay Madaxda UNHCR

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Maxamed C/raxman Dhabancad Iyo Masuuliyiinta Kale Ee Wasarada Ayaa La Kulmay Ku Xigeenka Ahna Siihaya Hayada Qaxootiga Aduunka Ee UNHCR Ee Gobolka Geeska Afrika,

Kulanka Ayaa Ku Saabsana Sidii Loo Siii Xoojin Lahaa Wadashaqaynta Ka Dhexeysa Hayada Qaxootiga U Qaabilsan Jimciyada Quruumaha Ka Dhexeysa Iyo Wasaaraad Arimaha Gudaha Ee Dowlada Puntland Sidoo Kale Kulanka Ayaa Looga Hadlay Xalada Qaxootiga yo Barakacayaasha Ee Puntland Kulanka Oo Qaatay Mudo Saacado Ah Ayaa Looga Hadlay Sidii Hayada UNHCR Ay Usii Laba Jibaari Lahyad Howlaha Shaqo Ee Ay Ka Wado Puntland Iyo Sidii Loo Caawin Lahaa Dadka Qaxotiga Ah Iyo Barakacayaasha Ku Sugan Puntland,

Sidoo kale Waxaa ooga Hadlay Sidii Loo Xoojin Lahaa Wadashaqaynta Hayada UNHCR Iyo Wassaaraada Arimaha Gudaha Kulankaas Oo Goobjoog Ka Ahaayeen Masuulinta Hayada Qaxootiga Aduunka Oo Uu Hogaaminaayo Ku Xigeenka Hayada Ee Gobolka Geeska Afrka Oo Ay Weheliyaan Masuuliyiin Kale Oo Ka Socday Hayada Iyo Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Ugu Horeeyo Wasiirka Wasaaraada Maxamed C/raxmaan Dhabancad Labada Wasiir Ee Wasaarada C/wali Mire Xirsi Iyo Maxamed Musadiq Maxamed Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Maxamed Cali nuur (Jubba) Iyo Agaasime Waaxeedyo,

Kulan Ka Ayaa Kusoo Dhmaaday Jawi Degan,

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *