Ministry of Interior, federal and democracy affairs

0

Wasaarada Oo Qalab Ku Wareejisay Degmada Galdogob

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderaalka iyo dimuquraadiyeynta Dowlada Puntland oo qalab xafiiseed ku wareejisay Degmada Burtinle, qalabkaas ayaa loogu talagalay in Degmada ku isticmaasho maamulida hananka xisaabadka iyo canshuuraha ee loo yaqaan AIMS iyo BIMs....

0

Shirku Saabsan Nabada Oo Qardho Lagu Qabtay,

Qardho: 28th/08/2019, Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka, iyo Dimuquraadiyeynta Dowlada Oo magalaada Qardho Ka Furtay Shirka Wacyigalinta ,Adkeynta Nabada Iyo Hanaanka Loo Maro Dib-U Heshiisiinta. Shirkaan oo socod doona mudo 4 maalin ah ayaa magaalada...

0

Wasiirka Wasaaarada Oo Nairobi Kula Kulmay Deeq Bixiyaayaasha,

Wasiirka Wasaaradda , Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta dowaldda Puntland oo La kulmay Deeq Bixiyayaasha caalamka. Nairobi, Ogoosto, 21, 2019: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo maantay magaalada...

0

Wefti ka Socda Wasaarada Oo Gaaray Jariiban

Wefti ka socda wasaarada Arrimaha Gudaha federalka iyo dimuquraadiyeynta Dowlada Puntland iyo maamulka gobolka mudug oo kormeeray degmada Jariiban, Weftiga ayaa waxaa hogaaminaaya Wasiir ku xigeen ee wasaarada arrimaha gudaha C/weli mire xirsi, Agaasimaha...