Ministry of Interior, federal and democracy affairs

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo Garowe ku qabatay Kulan Howleed ku saabsan fahanka Faderalka iyo Maamul daadejinta oo loogu Talagalay wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo Garowe ku qabatay Kulan Howleed ku saabsan fahanka Faderalka iyo Maamul daadejinta oo loogu Talagalay wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland. Garowe-29-September-2019:-Wasiir ku xigeenka wasaaradda...

0

.Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed musadaq Maxamed, ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Ku simaha Agaasimaha Haayadda Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuqmaasaqa Dowladda Puntland

Garowe:- September-29-2019.Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed musadaq Maxamed, ayaa Xafiiskiisa kulan kula qaatay Ku simaha Agaasimaha Haayadda Maamul Wanaaga Iyo Ladagaalanka Musuqmaasaqa Dowladda Puntland, kulanka ayaa ku saabsanaa...

0

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Oo Kormeeray Xaafad Cusub Oo Loo dhisay Dadka Barakacayaasha Iyo Dadka Soomaalida Ah Ee Kaso Laabtay Dalka Yemen Ee Ku Nool Magaalada Boosaaso.

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Oo Kormeeray Xaafad Cusub Oo Loo dhisay Dadka Barakacayaasha Iyo Dadka Soomaalida Ah Ee Kaso Laabtay Dalka Yemen Ee Ku Nool Magaalada Boosaaso....