Shir ku saabsan Hannaanka Adeeg-bixinta Baahsan oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha u qabatay Degmooyinka P/land

Wasaaradda Arrimaha Gudaha D/hoose iyo HRM ayaa waxay Magaalada garowe ku daahfurtay Hanaanka Adeeg-bixinta Baahsan ee Degmooyinka Puntland .

Kulankaan ayaa waxa loo qabtay Guddoomiyeyaasha Degmooyinka uu ka socdo Mashruuca lagu hodmay ee JPLG, kulanka ayaa ujeedadiisa Dhabta ah waxay ahayd sidii Degmooyinku ula wareegi lahaayeen masuuliyadda Adeegyada Asaasiga ah ee Waxbarashada Caafimaadka Asaasiga ah iyo biyaha.

Masuulyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Guddoomiyeyaasha iyo kasoo qayb galayaasha u faahfaahinayey sababta loogu wareejinayo Degmooyinka adeegga asaasiga ah ayaa sheegay in ay sidii Dowladda Dhexe looga yarayn lahaa Culayska oo iyadu hadda gacanta ku hyasa Adeegyadaas isla markaana loo gaaro lahaa Maamul daadajin toos ah.

DSC0104 DSC0102 DSC0105 DSC0106 DSC0108 DSC0109 DSC0111-Copy DSC0113 DSC0114 DSC0119

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>