Wasaaarada Arimaha Gudaha Oo Qabatay Kulan Dib u Eegis Loogu Samaynaayo Xeerka Barakacayasha,

Garoowe 13/May/2019
Wasaarada arimaha Gudaha federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Ayaa Qabatay Kulan Dib Loogu Eegayo Xeerka Barakacayaahsa Ee Puntland Kulanka Ayaa Waxa Kasoo Qayb Galay Mmsuuliyin Ka Socday Hayadaha Kala Shaqeeya Barakacayasha Wasaarada Iyo Masuuliyiinta Wasaraada Arimaha Gudaha Waxana Kulankaasi Daahfuray Agaasimaha Guud Ee Barakacayaasha Mr Beexaani Bare Iyo Masuuliyiin Ka Socday Hayaadaha Caalimiga Ah,

Waxanaa Sidoo Kale Halkaas Warbxiin Kooban Kasoo Jeediyey Agaasimaha Waaxda Barakacayaasha C/qaair C/maalik Oo Ka Warbixyey Xaalada Barakacayaasha Ee Puntland Iyo Baahida loo Qabo In Dib U Eegis Lagu Sameeyo xeerka Barakacayaashaa Ee Puntland,

Kulan Kaas Ayaa Aad Looga Dooday Xeerka Barakacayashaa Iyada Ugu Damaynti Lagu Soo Bandhigay Casharo Iyo Laylisyo Ku Saabsan Xeerkan Waxana Sidoo Klae Qayb Galay Aqoon Yahan Waxka Bedel Ku Samaynayaa

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *