Wasaaarada Oo Qabatay Kulan Looga Tashanaayo Xeerka Law No. 7

Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka Iyo Dimuqudueynta Dowlada Puntland Ayaa Qabatay Kulan looga tashanayey daraasaad lagu sameyey xeerka dowladaha hoose ee sharciga 7aad law number 7 waxanaa kasoo qayb galay qaarka mid ah gudoomiyayasha degmooyinka puntland madax ka socota hayadaha caalamigaa iyo wasaradaha kala shaqeeya mashruuca horumarinta dagmooyinka ee la yiraahdo JPLG wxaa kalo iyana shirka ka mid ahaa masuliyiin kasocta wasaradaha dowlada puntland sida wasaarada waxbarashada wasaarada cafimaadka iyo wasaarada haweenka,

kulanka waxaa soo qaban qaabisay wasarada arrimaha gudaha federalka iyo dimuqradiyaynta Dowlada puntland waxanaa daahfuray wasirka wasarada arrimaha gudaha Mahamed C/raxman Dhabncad sidoo kale waxa iyana halkaas ka qayb galay oo kelmdo kasoo jeediyey Agaasimaha guud ee wasaarada arrimaha gudaha Maxamed Cali Nuur Jubba Xisaaaabiye ku xigeenka guud ee puntland Cali Farxaan, Cismaan Maxamuud Aw Cismaan Madaxa Mashuurca JPLG U qaabilsan Hayadaha Unka, Khabiir Saalim Siciid Salaim Oo Ah Sharci Yaqaan Ka Soo Diyaariyey daraasadaan In Xerkan dib loo eego waxna beelna lagu sameeyo,

Kulankan oo soconaya hal maalin ayaa looga doodaya in dib u eegis lagu sameeyo xeerka sharciga law no,7 ee dowladaha hoose ujeedada ugu wayn ayaa ah in la is waafajiyo xeerka dwoala

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *