Wasaarada Arimaha Gudaha Ayaa Bus Cusub Kala Wareegtay Hayada UNHCR

Garoowe 13/May/2019
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Federalka Iyo Dimuquradieyeynta Dowlada Puntland Ayaa Ku Xigeenka Ah Sii Haya Xilka Gobolka Geeska Afrika Ee Hayada Qaaxootiga Aduunka Ee UNHCR Kala Wareegay Bus Nooca Rakaabka Ah.

Bus Kan Oo Ah Nooca Rakaabka Qaada Ayaa Hayadu Ugu Deeqday Wasaarada Arimaha Gudaha Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Bus Kan Ayaa Loogu Tala Galay In Uu Qaado Shaqaalaha Wasaarada Arimaha Gudaha Wasiirka Wasaaraad Ayaa Uga mahadceliyey Masuuliyyinta Hayada UNHCR Gaarigaan Ay Wasaarada Ugu Deeqeen,

Sidoo Wareejinta Gaarigan ayaa Waxa Goob joog U Ahaa Masuuliyinta Kale Ee Wasaarada Oo Kala Labada Wasiir Ku Xigeen Ee Wasaarada C/wali Mire Xirsi, Maxamed Musadiq Maxamed Agaasiamaha Guud Ee Wasaaarada Maxamed Cali Nuur Juba Iyo Madaxda Hayaada UNHCR,

Fura Wareejinta Ayaa Ka Dhcday Afaafka Hore Ee Xarunta Wasaarada Ee Magaalada Garoowe

Dhamaad
Xafiska Saxaafada iyo Xidhiidhka Dadwaynaha,

Image may contain: 9 people, people smiling, people standing, sky and outdoor

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *