Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaadatay Koox Ay U Dirtay Barnaamijka Waxbarashada Madaniga Ah,

Wasaarada Ariimaha Gudaha Federalka & Dimuqradiyeynta Dowladda Puntland Ayaa koox udiratay Magaalooyinka Gaalkacyo,Goldogob, Burtinle kuwasoo goobahaa kasoo qabatay Barnaamijka Waxbarshada Madaniga ,

kooxadaan ayaa barnaamijaka waxabarshada Madaniga ay qabanyeen uu ku salaysanaa sidii bulshadu iyo maamulka dagamada ay u dhex mari lahayad dood ku saabsan isala xisaabtan iyagoo la xisaabtamaya Gudoomiyaasha dogmooyinka

Kulamadan ay kooxadaan ka sooqabteen Magaalooyinkan ayaa ah kuwa su,aalo lugu waydiinaay Gudoomiyaasha Degmooyinka kuwasoo ku sabaasan waxaqbadka Degmooyinka sidaa caafimaad,Waxbarshada,Amniga,Biyahaa iyo Kuwa kale

Kooxadaan ayaa Markii ay soo gaba gabeeyeen safarkii ayaa waxaa ay shir lagaleena agaasimahaa Guud ee wasaarda Maxamed Cali Nuur (Juba) Sarkaal Katirsan Hay,ada UNCEF Waxaan Ay uga warbixiyeen howaliiha ay soo qabteen

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *