Wasaaradaa Arimaha Gudaha Oo Qabatay Barnaamijka Waxbarashada Madaniga Ah

Wasaarada Arimahaha Gudaha Federalka Iyo Dimuqurdiyeynta Dowlada Puntland Ayaa Qabatay Tababaro Ku Saabsan Waxbarashada Madaniga Ah Barnaamijkan Ayaa Wasaaradu Waxa AY Ka Fulisay 3 Degmo Oo Kala Ah Degmada Buurtinle Galdogob Iyo Degmada Gaalkacayo Iyada Oo Wasaaradu Kaashanaysa Hayada Unicef Ayey Khuburo U Dirtay degmooyinka Si Dadka Loo Baro Waxbarashada Madaniga AH

0

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *