Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland oo Garowe ku qabatay Kulan Howleed ku saabsan fahanka Faderalka iyo Maamul daadejinta oo loogu Talagalay wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland.

Garowe-29-September-2019:-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Musadaq Maxamed, ayaa Daahfuray Kulanka waxaan ku wehelinaayey Agaasimaha waaxda Faderalka ee wasaaradda Cabdiqaadir Maxamuud Axmed,qaar kamid ah agaasime waaxyeyda wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland waxaana sidoo kale ka soo qeyb galay madax kasocotaay wasaaraddaha Puntland iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa qabata bishiiba mar Kulan Howleedkaan ku saabsan fahanka Faderalka iyo Maamul daadejinta.

-DHAMMAD-
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND IYO XARIIRKA DADWEYNAHA.

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *