Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Qalab ku wareejisay Degmada Burtinle

wasaaaradda Arrimaha Gudaha D/hoose iyo Horumarinta Reer miyiga DPL ayaa waxay wareejisay Qalab loogu talagalay Martigelinta Shirka Nabadaynta Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud

qalabkaan ay wasaaraddu wareejisay ayaa wuxu ka koobnaa :

  1. Teendho weyn oo qaadda 450 qof
  2. 400 oo kursi oo loogu talagalay Ergada shirka kasoo qayb galaysa
  3. 400 oo furaash oo ergada loogu talagalay inta shirka socdo in ay ku seexdeen, Barkimooyinkoodii iyo Go`yaashoodii
  4. Mator Dab dhaliye ah (Generator)
  5. Stage iyo Sameecadihiisi iyo Mircophone-kiisi

shirkaan lagu dhexdhexaadinayo beelahan Walaalaha ah ayaa wuxuu ka furmayaa Tuulada Maygaagley ee degmada Burtinle, waxaa la filayaa in uu kusoo dhamado Guul inshaa allah

 

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *