Wasaaradda oo maalgelin ganacsi u sameysay 200 oo Yemeniyiin qaxooti ah

June 21, 2017

Bosaso, Puntland

 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxay guddoonsiisay kaarka maalgelinta 200 oo Yemeniyiin ah oo ah dadkii yimid billihii u danbeeyay ee sanadkii 2016, xafladda guddoonsiinta waxaa lagu kala qabtay Bosaso, Qardho iyo Garoowe. Wasiirka Wasaaradda Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa hoolka Wasaaradda dhexe ku guddoonsiiyey kaararka maalgelinta Yemeniyiin degan Garowe, sidoo kale Agaasimaha Qaxootiyada Burhan Huruse ayaa si lamid ah guddoonsiiyey kaararka aqoonsiga Yemeniyiin degan Bosaso, mid taas lamid ah ayaa lagu sameeyay Qardho.

Sanadkii tegay waxaa maalgelin lasiiyey 300 qoys oo Yemeniyiin ah iyadoo loo maalgeliyey xirfadahooda sida baabuur tagaasi ah, meelaha dumarka lagu qurxiyo, dukaamo dhar iyo udug iyo weliba meherado cunto (Restaurants).  Waxaan ilaa hadda gaarnay 500 oo qoys, waxaana rajeynaynaa inaan sanadka gaarno ilaa 900 oo qoys, si aan u abuurno iskufilnaansho dhaqaale oo qaxootigu ay dadka kaga mid noqon karaan.

Fursadan waxa lagu soo aadiyey maalmaha dabaaldegga Maalinta Qaxootiga Adduunka oo la xuso 20-ka Juun sanad walba.

 

Xafiiska Qaxootiyada

Bosaso, Puntland

 

June 21, 2017

Bosaso, Puntland

 

The Ministry of Interior of Puntland has awarded business start up grants for 200 Yemeni refugees who arrived in late 2016. The awarding ceremonies were held in Bosaso, Gardo and Garowe. The Minister of Interior H.E. Ahmed Elmi Osman has awarded the grant cards for Yemeni refugees in a ceremony that was held in MOI Conference hall in Garowe and Mr. Burhan Huruse, the Director of Refugees has awarded the cards to Yemenis in a similar ceremony in Bosaso and so in Gardo.

In 2016, 300 families were supported with business start up grants and the key investment areas were taxis, beauty salons, shops and restaurants. The total number of the people received the grants since 2016 is 500 families, and our target is to reach more than 900 families in 2017 alone and these are to create sustainable livelihood for the refugees to enable them to locally integrate with host community.

These were done in days of commemoration of World Refugee Day.

The Office of Refugee Affairs Departemnt

Bosaso, Puntland

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>