Wasaarada Oo Qabatay Kulan Wada Tashi Ah Oo Lagu Egayey Diwaan galinta Dhalashada Iyo Sugnaanta,

Garoowe:Wasaarada Arrimaha Gudaha Federal ka iyo Dimuqradiyeynta Dowlada Puntland oo qabtay kulan looga tashanaayo barnaamij ka diwaangalinta dhalashada iyo sugnaanta,

kulankan ay qabtay wasaaradu ayaa waxaa daahfuray Agaasimaha guud ee wasaarada Maxamed Cali Nuur juba waxanaa ku wehelinayey Agaaismaha waaxda Qorshaynta ee wasaarada Yuusuf Axmad Maxamuud, madaxa ka socotay hayaada UNICEF,

Ujeedka kulanka ayaa ku saabsan in lasameeyo diwaan galinta dhalashada caruurta ee degmoyinka Puntland iyada oo lagaga tashanaayo sidii degmoyinka Puntland loo wada gaarsiin lahaa diwaan galinta caruurta,

kulanka oo ay soo qaban qaabisay wasaarada Arimaha gudaha oo kaashaanaysa hayada UNICEF ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxa ka socotay qaarka ka mid ah degmooyinka Puntland,

Dhamaad.

xafiiska saxaafada iyo xidhiidh ka dadwaynaha,

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *