Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa gaaray deegaanka Balibusle ee Degmada Jariiban Gobalka Mudug.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Faderalka iyo Dimuquraadiyaynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa gaaray deegaanka Balibusle ee Degmada Jariiban Gobalka Mudug.

Balibusle,22, December Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha DPL Maxamed Dhabancad oo ay wehlinayo islaan Bashiir Islaan Cabdulle iyo masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa gaaray deegaanka Balibusle ee Degmada Jariiban Gobalka Mudug.

Wafdiga uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha DPL ayaa degmada Balibusle waxaa kusoo dhoweeyay, Maamulka Degaanka, Waxgaradka iyo odayaasha iyo boqolaal ka mid ah Bulshada kala duwan ee Deegaanka Bilibusle

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA FEDERALKA IYO DIMUQRAADIYEYNTA PUNTLAND

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *