Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyayaahsa Qaarka Mid Ah Degmooyinka Puntland,

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka Iyi Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancad Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaaarada Maxamed Cali Nuur (Jubba) Ayaa Kulan La qaatay Gudoomiyayaasha degmooyinka Qaarka Mid ah Gobolada Karkaar, Bari Iyo Gardafu,

Kulanka oo ka qabsoomay xarunta wasaarada arrrimaha ayaa ku saabsana is xogwaraysi guud oo ay gudoomiyaashaa degmooyinkaasi ay xaalada guud ee deegandooda uga warbxiyen wasaarada arrimaha gudaha, gudoomiyaayasha degmooyinka aya shegay inay meelaha qaar ee xeebaha aan wali ka da’in roobkii waxana ka taagan xaalad abaareed oo baahsan kuwaasi oo u baahan in wax loo qabto iyagoo sidoo kale ka warbxiyey xaalada ha caafimadka amaanka wadooyinka biyaha waxbarashada iyo bulshada deeganadaasi ay ku nool yihiin,

gudoomiyaasha ayaa kala ahaa
1:Abshir Maxamed Axmed Gudoomiyaha Degmada Bareeda
2:C/lahi Ciise Saalax Degmada Gudoomiyaha Caluula,
3:Cismaan Maxaamed Balli Gudoomiyaha Gumbax,
4:Siciid Cawale Badmacaanshe ku simaha GudoomiayahXafun,
5:Yusuf Qaxiye Ciisse Gudoomiyaha Degmada Qandala,

Sidoo Kale Kulankaasi Ayaa waxa Joog ka ahaa gudoomiye ku xigeenka labaad ee gobolka Gardafu C/raxman Cali Huruuse

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *