Wasiirka Wasaarada oo la kulmay Haweenka Ka Shaqeeya Wasaarada Arrimaha Gudaha,

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka Iyo Dimuquradiyeynta Dowlada Puntland Maxamed C/raxmaan Dhabancad ayaa Kulan La Qaatay gabdhaha Ka shaqeeya Wasaarada Arrrimaha Gudaha Kulanka Ayaa ku saabsana Is Xog waraysi u dhexeeya wasiirka iyo gabdhaha shaqaalaha wasaarada waxaana looga hadlay kulankaasi sidii gabdhaha wasaaradu ay usii laba jibaari lahaayeen shaqada ay u hayaan dadka reer puntland iyo sidii ay kaalin wayn uga qaadan lahayeen dardargalinta shaqqada wasaaradu hayso,

sidoo kale kulankaa aya waxaa goobjoog ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaaarada arrimaha gudaha C/wali Mire Xirsi,
kulanka ayaa ka qabsoomay xafiiska wasiirka kulankas ayaa kusoo gabagaboobay in la dardargaliyo shaqadaa culus ee ka socota wasaarada,

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *