Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Oo Kulan La’ Qaatay Gudoomoyaha Gobolka Gardafu iyo Nabadoonada Gobolkaasi Oo Roob Mahiigaan ah Ka Da’ay Uu Wadooyinkii Ay Ku Burbureen

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka & Dimuquraadiyeynta Dowladda Puntland Oo Kulan La’ Qaatay Gudoomoyaha Gobolka Gardafu iyo Nabadoonada Gobolkaasi Oo Roob Mahiigaan ah Ka Da’ay Uu Wadooyinkii Ay Ku Burbureen
Gudoomoyiha Gobolka Gardafu iyo Nabadoonda Iyo Waxgaradka Gobolkaas ayaa Maanta Kulan La Qaatay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimah Gudaha Ujeedka Kulnaka Ayaa ahaa Sidii Looga Jawaabi Lahaa Dhibaatooyinka ay Gaysteen Roobab Mahiigaan ah oo Maalmahan ka Dayey Gobolkaas oo dhibaato xoogan Gaarsiiyey Jidadki galijiray Magaalooyinka Gobolkaas Wadooyinka Ku burburay waxa ka mid ah Wadaada Lafa Gorayo oo isku Xirta Magaalooyinka Baargaal iyo Calluula oo ah Wado Halbowle U ah Isku Socodka Iyo Dhaqalaha Gobolkaas Wasiiru Dowlaha ayaa maalaha soo socda kormeer ku tagayaa gobolkaas si uu ugu kuurgalo inta uu leeg yahay khasaaraha ay gaysteen Roobabkaas.

Wasiiru Dowlaha ayaa Baaq U Diray Hay’adaha iyo Jaaliyadaha Reer Puntland inya ka qayb Qaatan Waxka Qabashada Dhibaatoyinka ay Gaysteen Roobabkaas Wasiiru Dowlaha ayaa sheegay in Dowladda Puntland Diyaar u Tahay sidii Wax loogu Qaban laha Jidadka ku Burburay Roobabkaas ay dhawaan Booqan Doonan deegaankaasi.

Dhamaad

You may also like...

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *